Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo degaanno kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab ka Sameeyay Tuulooyin hoostaga degaanka Ceelgaal...
Read more










