Dowladda Sierra Leone oo si adag u cambaareysay faragelinta Yahuudda ee Midnimada Soomaaliya.
Dowladda Sierra Leone ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay mid si cad u jebinaysa qawaaniinta caalamiga ah iyo mabaadi’da...
Read more











