Shan Xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu doortay.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad ee dalka. Kuraasta maanta la doortay ayaa golaha shacabka ku meteli doona gobollada...
Read more











