20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid ah qeybaha ciidamada ee xilka iska...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed...
Read moreDoorashada afar kursi oo kamid ah golaha shacabka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo degaan doorashadoodu tahay Somaliland. Afarta kursi ee maanta...
Read moreXildhibaan Guuleed Biixi Cabdi ayaa mar kale ku soo baxay kursiga Xildhibaannimo ee tirsigiisu yahay HOP255 ee Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Somaliland, ka dib doorashado ka dhacday magaalada...
Read moreXildhibaan Jaamac Maxamed Askar ayaa mar kale ku soo baxay kursiga Xildhibaannimo ee tirsigiisu yahay HOP254 ee Golaha Shacabka ee xubnaha ka soo jeeda Somaliland, kaas oo doorashadiisa maanta ka...
Read moreWasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Islamabad ee caasimadda dalka Bakistan. Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ee magaladaas ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiin...
Read moreCiidamada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyo ka tirsan argagixisada. Deegaanada ciidamada sida...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho