Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray magaalada Baydhabo
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya. Guddoomiyaha waxaa garoonka...
Read more











