Isbaheysiga Yeman oo sheegay in ku dhawad 200 oo ka mid ah Xuutiyiinta lagu dilay weerarro ka dhacay dalkaas.
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu bartilmaameedsanayay Maleeshiyadkaa Xuuthiyiinta ee ku sugan magaalada Sirwaax ee galbeedka...
Read more











