Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen.Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee ka Dhexeeya CXDS iyo Ciidanka Turkiga ku Jooga Dalka Turkiga....
Read moreWaxa aanu sagootinay Cabdicasiis Afrika, Agaasimihii Radio Muqdisho. Salaatul Janaazadiisa waxa nagu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Eng. Maxamed Xuseen Rooble. Geerida Afrika waxay ahayd mid aad ii taabatay. Muddadii aanu...
Read moreQabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed "Afrika" oo xalay dhagarqabayaal ka tirsan argagixisada ku dileen qarax Is-miidaamin ah oo...
Read moreWasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Obokor Dubbe ayaa ka tacsiyeeyay Geeridi ku timid alle ha unaxariistee Agaasimihii Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed oo xalay ku geeriyooday Qarax...
Read moreMaanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 47-aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta oo Soomaali joogtaba laga xuso. 1974-tii ayaa 21ka...
Read moreCiidamadda amaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee NISA (Duufaan) ayaa howlgal balaaran xalay ka fuliyay Degmooyinka Hawlwadaag, Yaaqshid iyo Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Hawlgalkan ayey ciidamadu ku soo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho