Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada iWasaaradda oo arrimo badan...
Read moreMadaxweynaha la doortay ee maraykanka Joe Biden ayaa qorsheynaya in marka ugu horeysa ee uu la wareego xilka uu meesha ka saari doono xayiraadaha socdaalka ee Donald Trump saray in...
Read moreXoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa ku qaabilay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya Amb. Macharia Kamau iyo wafdi...
Read moreKooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay waxay muwadin Soomaaliyeed ku dileen dalkaasi, kaasi oo ganacsi ahaan u tagay dalkaas. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdi...
Read moreMadaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo Kamala Harris. Qoraal kooban oo...
Read moreGabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay dalka Turkiga . Gabadha ayaa laga helay dhismaha hoostiisa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho