Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Galmudug oo deegaano cusub kala wareegay Al-Shabaab+Sawirro
Daraawiishta Galmudug iyo Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa sheegay inay la wareegeen Deegaano ay dhawaan iskaga carareen Maleeshiyaadka Al-shabaab kuwaas oo ku yaala Koonfurta Gobolka Mudug Saraakiisha Ciidanka ayaa tilmaamay in...
Read more











