Gabar yar oo afar jir ah ayaa laga soo saaray daar ku burburtay dhul gariir jimcihii aynu soo dhaafnay ka dhacay dalka Turkiga . Gabadha ayaa laga helay dhismaha hoostiisa...
Read moreShirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, dayn cafinta, horumarinta adeegyada bulshada, Caddaaladda iyo qorshaha waxqabadka Xukuumadda...
Read moreKadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka sida gaarka ah u tababaran kumaandooska xoogga dalka Danab ka fuliyeen degmada sablaale ee gobolka shabeelada hoose ayay ku qaarijiyeen horjoogihii maleeshiyaadka Al-shabaab uqaabilsanaa...
Read moreMusharixiinta u taagan xilka gudoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta jeedinaya khubadahooda rasmiga ah ee musharaxnimada, iyadoo haatanba ay socoto abaabulka kulanka Babaarlamaanka. Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka...
Read moreKulankan oo looga hadlayey horumarin dalagyada iyo beeraha iyo iibgeyntooda ayaa waxaa ka qeybgaley agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha KGS hawl wadeeno ka socda qeybaha kala duwan ee iskaashatadda beeraleyda...
Read moreUgu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay 15 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar isuga jira rasaas iyo isqarxin oo xalay ka dhacay magaalada Vienna ee xarunta dalka Austria ....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho