Kulan looga hadlaayey tayeynta waxbarashada oo lagu qabtay Wasaarada Waxbarashada.
Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Kulanka oo...
Read more











