Munaasabad lagu maamusayo dhalashada Nabi Maxamed ( NNKH) oo lagu qabtay Koofur Afrika.
Xaflad lagu maamusayo dhalashada Nabi Maxamed ( NNKH) ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria ee dalka K/Afrika,waxaana kasoo qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed magaalooyinka Johannseburg,Rustenburg iyo Pretoria. Intii ay socotay Xaflada lagu weyneynayo...
Read more











