Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka jawaabtay eedeyn loo soo jeediyey.
Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa markii ugu horreysay ka jawaabtay eedeyn uga timid xisbiyada qaar, gaar ahaan kuwa ku mideysan Madasha Xisbiyada...
Read more