Maamulka Koofur Galbeed oo war kasoo saaray weerarkii lagu dilay Marxuum Maxamed C/llahi Koosto.
Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka warbixisay weerar xalay lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada Walaweyn, Maxamed C/laahi Koosto. Wasiirka arrimaha gudaha & dib u...
Read more











