Erdogan iyo Trump oo ka Wada Hadlay Dagaalka Corona iyo Sidii Laysaga Kaashan Lahaa Kobcinta Dhaqaalaha.
Wakaaladda Wararka Turkiga iyadoo soo xiganaysa bayaan kasoo baxay aqalka cad ee Maraykanka waxay sheegtay in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu khadka telfoonka kala hadlay dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan...
Read more










