Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta bilowday dhageysiga eed ka dhan ah Askari Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Ceel-gaabta ee Muqdisho si bareer ugu dilay Nin Odey halkaas ku lahaa...
Read moreWasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta hub, gawaari dagaal iyo maleeshiyadii saarneed kula wareegay magaalada Cadaado. Wasiirka Amniga gudaha Axmed Macalin Fiqi oo goobta kula hadlay maleeshiyada ayaa...
Read moreDiyaarad nooceedu yahay 5Y-WFC ayna leedahay shirikada Buff Air ayaa goordhow shil Ku Gashay Garoonka Magaalada Baardheere. Wax khasaaro ah ma dhicin Diyaarada ayaa kaso duushay Muqdisho Waxaana ay waday...
Read moreMalleeshiyada Al-Shabaab ayaa goor-dhow ku dilay nawaaxiga degaanka Galoolleey ee Gobollada dhexe Allaha u naxariistee, Maxamed Maxamuud Siyaad oo ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Marxuumka ayaa lagala degay Gaari...
Read moreWar-murtiyeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Qadar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii waxashnimada ahaa ee ay kooxda Argagixisada Al-Shabaab Shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho. Dowladda Qadar ayaa tacsi u...
Read moreUrurka iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si kulul u dhaleeceeyay qaraxyadii ay Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ay shalay ka geysteen Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, kuwaas oo ay waxyeello kasoo gaartay Dad...
Read moreQaar ka mid ah dhalanyarada kubadda cagta ku ciyaarta magaalada Jowhar kana tirsan kooxaha heerarka kala duwan Ee magaalada iyo bahda Sportiga ayaa ka hadlay Bur burka ka muuqda Garoonka...
Read moreku dhawaad boqol cesho oo ay xirnaayeen duulimaadyada gudaha dalka ayaa saakay si rasmi ah dib loogu furay ka dib saameyntii cudurka safmarka ah ee civod19 oo yaraatay. munaasabad kooban...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho