Danab oo howlgal ka fuliyay degaanno hoostaga Magaalada Kismaanyo
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, Guutada 16-aad Ururka 5-naad Ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal Ka fuliyay tuulooyinka Cabdi Dhore iyo Beerxani oo qayaasti 50 (KM)dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo. Ciidanka...
Read more











