Madaxweynaha K/Galbeed oo Guddi u saarayo xalinta colaada degmada Walaweyn.
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka hadlay Colaada ka socota Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa marka hore tacsi u diray...
Read more











