Waxaa maanta magaalada magaalada Muqdisho kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Guddiga qaban-qaabada xuska 60 guurada xorriyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa gudoominayay Guddoomiyaha guddiga ahna Wasiirka Warfaafinta mudane Maxamed Cabdi...
Read moreHaweenka doonaya ka mid noqoshada Baarlamaanka Galmudug ayaa Bilihii la soo dhaafay waxa ay ka arin sanayeen si ay uga soo muuqan lahaayeen Baarlamaanka Labaad ee Galmudug kaas oo hada...
Read moreCiidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandoosta Soomaaliya qeybta ka howlgsha deegaanada maamulka Jubbaland, oo kaashanaya Howgalka AFRICOM ayaa saacadihii aynu soo dhaafnay duqeeyay Fadhiisimo ay maleeshiyada argagixsada ah...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibada JFS ayaa Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan. Wasiir Cawad ayaa Salaan uu ka sido Madaxweyne Farmaajo waxa uu gaarsiiyey...
Read moreBandhigaan oo ah kii ugu horeeyay oo Soomaaliya lagu qabto burburkii ka dib ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa waxaa ka soo qabgalay Wasiiro Xildhibaano ...
Read moreMaamulka G/ Shabeelada Hoose ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiiyay ku dhawaad 1500 oo qoys oo ay sameeyeen fatahaadaha uu sameeyay wabiga Shabelle. Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Mudane Ibrahim Adan...
Read moreWasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey , deegaanka saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool, oo ay maalma ka hor ka dilaaceen cudur aan weli...
Read moreDowladda Mareykanka ayaa Xaqiijisay in Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu kasoo gaaray Weerarkii Al-Shabaab ay shaley subax ku qaaday Saldhigg ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Gobalka Lamu ee dalka...
Read moreMaareeyihii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka mudane Maxamed Abuukar Axmed {Ma'da} ayaa maanta xilka ku wareejiyay Maareeyaha cusub Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube} oo uu Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho