Soomaaliya oo ka aamustay cambaaraynta Jaamacadda Carabta ee Turkiga
Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa ka gaabsaday war-murtiyeedkii kasoo baxay kulankii Wasiirrada Jaamacadda Carabta oo ku aaddanaa howl-galka Milatari ee uu Turkiga ku qaaday Waqooyiga Dalka Suuriya. Ku simaha Safiirka...
Read more











