Madaxweynihii hore ee K/Afrika oo wajahaya maxkamad
markii ugu horreysay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago,iyadoo loo heysto in ka badan 16-kiis oo dacwo ah oo ay ku...
Read moremarkii ugu horreysay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago,iyadoo loo heysto in ka badan 16-kiis oo dacwo ah oo ay ku...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane ; Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dhagax dhigay xarunta Qaran ee gurmadka deg-degga ah oo dabooleysa baahiyaha deg-degga ah ee Bulshada Soomaaliyeed iyo ka hor...
Read moreDowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa ka gaabsaday war-murtiyeedkii kasoo baxay kulankii Wasiirrada Jaamacadda Carabta oo ku aaddanaa howl-galka Milatari ee uu Turkiga ku qaaday Waqooyiga Dalka Suuriya. Ku simaha Safiirka...
Read moreRoob xooggan oo si weyn loogu diirsaday ayaa Xalay ka curtay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool iyo degaannada ku hareereysan. Roobkan oo da’ayay Saacado badan ayaanan geysan wax qasaare...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda xuska maalinta calanka Soomaaliyeed ee October 12, ayaa caddeeyay in mas’uul walba oo Soomaaliyeed oo fursad...
Read moreWasiiru Dowlaha Wasaarada Ganacsiga Dowladda Gobleedka Hirshabeele Cali Maxmed Cali oo faahfaahin ka bixiyey Shirar looga hadlayey horumarinta gacansiga deegnaada hirshabeele ayaa Sheegay in ay Xooga saari doonaan horumarinta Ganacsiga...
Read moreEarlier, Syrian media reported that Turkish jets had attacked a Syrian Democratic Forces (SDF) military base near the city of al-Malikiya in the Hasakah province. The Turkish Defence Ministry said...
Read moreQaar ka mid ah Saraakiisha Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa ka qeybgalay tababar ku saabsan ka hortagga socdaalada sharcidarada ahoo ka furmay magaalada Muqdisho. Tababarkaan oo...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa daah-furay isku xirka nidaamka maaliyadda ee Wasaaradda maaliyadda (SFMIS) iyo nidaamka casriga ah ee maamulka lacagaha Bangiga dhexe ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho