Maalmo ay maleeshiyada Alshabaab la aamusnaayeen sheegashada Qaraxii ay ku xasuuqeen ku dhawaad 100 qof oo rayid ah waxay qirteen inay masuul ka ahaayeen weerarka. Cod laga soo duubay Afhayeenka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku waxyeelloobay qaraxii bahalnimo ee argagixisadu...
Read moreWaxaa goordhaw Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka kicitintay diyaarad milatari oo ay inoo soo dirtay dowlada aan walaalaha nahay ee Turkiga, waxa ayna diyaaradan qaaday qaar kamid...
Read moreShirkii Islaamka ee 12-aad ee maalmahan ka socday magaalada Kampala oo ay ka qayb galayeen culumaa'udiin Soomaaliyeed oo caan ka ah gudaha Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Sh. Cabdirashiid...
Read more16 ka mid ah dadkii ay dhawacyadii culus ka soo gaareen qaraxa oo ay ku jiraan labo muwaadin oo u dhashay dalka turkiga ayaa goordhaw la filayaa inay ka duusho...
Read moreMadaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethopia Md.Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka iyo xukuumada soomaaliya, isagoo uga tacsiyeeyay dadkii Shacbaka ahaa ee ku waxyeeloobay qarixii...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka warbixiyey Xaalada Dhaawacyadii Waxyeelada Kasoo gaartay Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Gurmad ka yimid Dowladda aan walaalaha nahay ee Dalka Turkiga. Wasiirka ayaa...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo Dadkii waxyeelladu kasoo gaartay weerarkii Argagaxiso ee Muqdisho ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho