Golaha Aqalka Sare oo akhrinta labaad marsiinayo Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed.
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku leh Kulan ka mid ah kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha kulanka maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa ku...
Read more











