Maamulka degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir oo dadaal ku bixinaya soo celinta bilicda deegaanka
Maamulka degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir ayaa wada olole nadaafeed oo dib loogu soo celinayo bilicda xaafadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay degmadaas. Bulshada qeybaheeda kala duwan oo...
Read more











