Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa daah-furay isku xirka nidaamka maaliyadda ee Wasaaradda maaliyadda (SFMIS) iyo nidaamka casriga ah ee maamulka lacagaha Bangiga dhexe ee...
Read moreEedeysane Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan ) oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland iyo Buulle Aadan Maxamed oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray Doolow iyo BeledXaawo oo loo wada heysto...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan maxamed Lafta-gareen oo Safar Qaatay Maalo Ugu Maqnaa Magaalada Muqdisho ee Casimada Dalka ayaa Maanta Dib ugu soo Laabtay Magaalada Baydhabo...
Read morekulankan oo uu Shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS Xil.Xasan Cali Maxamed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yusuf Raage iyo Agaasimaha Guud ee...
Read moreSacuudi Carabiya iyo Iiraan ayaa u muuqda in ay qaadayaan qaaday tallabooyin dibolomaasi oo xal loogu raadinaayo xiisadaha ka jira Bariga Dhexe,ka dib kolkii dowladda Riyadh ay weydiisatay Ciraaq iyo...
Read moreMunaasabadaan oo lagu furayay Madarasada Baxru Nuur ee deegaanka bali-Howld oo hoostaga Degmada Guriceel waxaa kasoo Qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Galmudug, Maamulka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, maamulka Madarasada, waridiin iyo...
Read moreRa”iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka furay maalinka labaad ee shirka oo ka soconaya Muqdisho ayna ka qeyb galayaan ilaa 50 wafuud matalaysa dalalka iyo hay'adaha caalamiga ah....
Read moreWasiirka ku xigeenka Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Libaax Ibraahin iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Maxamuud Cabduqaadir Hilaal ayaa ku booriyay Hay’adda ku shaqada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho