Al-Siisi “Waxaan isku raacnay inaan siinno dhammaan noocyada teegeerada Walaalaheen Soomaaliyeed” (WARBIXIN)
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdifitaax Alsisi, ayaa dhawaan kulan ay ku yeesheen magaalada Asmara waxay ku gaareen heshiis iskaashi oo seddex geesood...
Read more
			
		    










