Duqa Muqdisho oo ku baaqay in loo gurmado Barakacayaasha ku nool Caasimadda “Sawirro”
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xarunta Dawladda Hoose ee Xamar ku qabtay Munaasabad lagu xusayay maalinta Qaxootiga Adduunka. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyeha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka...
Read more









