Xujeyda Soomaaliyeed ee ku sugan Maka oo ka mahadceliyay saacidaaddii ay u fidisay Dowladda Federaalka
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow oo uu wehliyo unsulka guud ee Magaalada , Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa kormeeray Guryaha la dejiyay Xujeyda Soomaaliyeed...
Read more











