Gudoomiyaha G/Sh/Hoose oo sheegay in uu socdo qorshe shabaab looga xoreynayo gobolka.
Gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay gobolka Sh/Hoose Ibraahin Aadan Cali "Najax" oo wareysi siiyay Radio Muqdisho isagoo ku sugan deegaannadii dhawaan laga xoreeyay maleeshiyaadka Shabaab, ayaa faahfaahin ka bixiyay...
Read more











