Shir Madaxeedka Carabta oo ka furmay magaalada Tunis ee dalka Tunisia+Sawirro
Shir madaxeedka Carabta ee caadiga ah meertadiisa soddonaad ayaa maanta ka furmay magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia,waxaana ka qeyb galaya Boqorrada, Amiirrada iyo Madaxda Wadamada Carbeed. Dhowr madaxweyne iyo...
Read more










