Madaxweynaha JFS oo Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Mudane Maxamed Candullaahi Farmaajo ayaa kula dardaarmay...
Read more











