Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Addis Ababa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Addis Ababa ,iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya. Muddane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada...
Read more











