Wasiirka Qorsheynta XFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaaladda Garoowe “Sawirro”
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaaladda Garoowe ee Xarunta dawlad goboleedka Puntland, waxaana halkaasi...
Read more











