Ciidamada amniga oo Gacanta kusoo dhigay hoggaamiyihii qaraxdii Maanta ee Muqdisho
Ciidanka amniga Qaranka oo kaashanaya Shacabka ayaa Gacanta kusoo dhigay hoggaamiyihii howlgalka qaraxyadii Al-shabab ee Maanta lagu gumaaday Ummadda Soomaaliyeed iyo wadahii Gaarigii danbe ee ku qarxay Taallada Daljirka dahsoon,...
Read more











