Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Maamulka Koofur Galbeed oo Maanta bilaan doonto.
Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Maanta ay bilaaban doonoto Khudbad jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed...
Read more










