Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey ayaa kulan la qaatey ku simaha agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka dalka Turkey. Kulanka oo...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Barlamaanka Cabdi wali Sheekh Ibraahim muudeey ayaa Kulan is Xog-wareysi ah La Qaatay...
Read moreWasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in Dalalka Carabta ka cafiyaan deymaha,si ay taasi Gogal-xaar ugu noqoto saamaxaadda deymaha ee Caalamka intiisa kale. Mr;...
Read moreRa’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, maalahaanna Muqdisho ka weday wacyi-gelin uu...
Read moreMalleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ayaa Laba Nin iyo Gaari Caasi Caasi (Mini Bus) ah oo ay wateen waxay ka Af-duubteen degaanka Burujeed oo 50 KM dhanka Koofur Galbeed kaga beegan Magaalada...
Read moreQubaro xagga degaanka ah oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka digtay Khatarta ay leedahay is-beddelka Cimillada Soomaaliya, iyadoo sidii kalena baaq arrintaasi ku aaddan u diray Dowladda dhexe...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug, C/rizaaq Xaashi Cartan, Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Federaalka ee Galmudug, G/sare; Cabdi Jaamac C/lle (Xabeeb) iyo Saraakiil kale ayaa kormeer howleed ku tegey xarunta...
Read moreWararka ka imaanaya magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan oo sababay qasaare nafeed iyo bur bur xoogan,waxaana goobtaasi ku sugan ciidamada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho