Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan Cumar Xasan Ahmed Al-bashiir ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada Suudaan warqadaha rasmigga ah ee aqoonsiga safiirnimo ka gaddoomay Safiir Cabdirisaaq Axmed Shoole oo uu dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya mudane...
Read moreGuddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa uga qeyb galaya magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska Shirka Maayarada Caalamka oo sanadkaan lagu qabanaya Bristol. Shirkan...
Read moreWasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Dr, C/raxmaan Ducaale Beyle, oo ku sugan Magaalada London ee Caasimadda Dalka Ingiriiska ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan. Dr, Bayle ayaa...
Read moreMadaxweynaha Mareykanka Donalda Trump oo warbaahinta la hadlayay ayaa ka dhawaajiyay in Mareykanka uu ka baxayo heshiis dhanka Nuclearka ah oo ay horey u wada galeen dowladaha Ruushka iyo Mareykanka,kadib...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa booqday Xarunta Safaaradda Suudaan ee Muqdisho, isagoo magaca Madaxweynaha Jamhuuriyadda ugu tacsiyadeeyay Dowladda iyo...
Read moreMaareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md Cabdi Sheekh Axmed, ayaa si rasmi ah u furay shirka xirfadleyda teknolojiyada ee Soomaaliya Network Operators Group (SomNOG), kaas oo isku keenay khubarada...
Read moreDuqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta saxiixay buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalkaasi General C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) kaasi...
Read moreWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa shalay Khudbad ku saabsan horumarka Maaliyadeed ee Somaaliya ka jeediyay Xarunta Jaamacadda University of Oxford ee Magaalada London. “Khudbad ku saabsan horumarka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho