Kullan loogu duceynayay dadkii ku waxyeelabay Qaraxii Soobe oo lagu qabtay Turkiga+Sawirro
Munaasabad lagu xusayay Weerarkii 14-kii October ee sanadkii hore ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Xarunta Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Istanbul,waxaana kullanka loogu duceeyay dadkii waxyeelada...
Read more











