Wasiirka Amniga XFS oo booqday Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ku leedahay Garoowe+Sawirro
Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abukar Islow ayaa booqday xarunta laanta 6-aad Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ka howlgasha magaalada Garoowe. Wasiirka ayaa kormeer ku soo sameeyay dhammaan xafiisyada ay...
Read more











