Daawda Duumada looga hortagayo oo la soo saaray
Dawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadii ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay ka muujiyeen hay’do ku sugan dalka Mareykanka. Daawadan...
Read moreDawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadii ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay ka muujiyeen hay’do ku sugan dalka Mareykanka. Daawadan...
Read moreHaweeney ayaa ku dhimatay,13-ruux oo kalana waxaa soo agaaray dhaawacyo,kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dad ku sugnaa magaalada Toronto ee dalka Kanada. Gabar 9-sano jir ah ayaa...
Read moreTababarkan ay soo qaban qaabisay Guddiga Olombika Somaaliyeed oo kaashanaya Olympic Solidarity ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho Tababarkan ayaa waxaa bixinaya qabiir ka socda Xiriirka kubadda Kolayga Adduunka FIBA . Xafladda Furitaanka oo si...
Read moreShirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta iyo dhammeystirka habka mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo Wasiirada Maaliyadda Gawlad Goboleedyada ayaa dhammaadkiisa laga soo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo ganacsiga bulshada, iyagoona sii joogteynaya dadaallada ay ku sugayaan nabadgelyada...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyo Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michel keating iyo Masuuliyiin kale, ayaa kormeer...
Read moreWasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka ayaa maanta tababar ku Aadan aas aaska xogaha iyo tiro koobka dalka ee (Basic of Statistics) ugu qabatay Magaalada Muqdisho shaqaaale ka kala...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tol iyo Wafdi uu horkacayo ayaa maanta kormeer ku sameeyay fariisimo cusub oo Ciidamada Xoogga dalka ka sameysteen deegaanka Teed oo qiyaastii 30-km dhanka Waqooyi...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardar gelinta sharciga...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-gudoomiyay kulan looga hadlayay sidii horumarin loogu samayn lahaa shaqada dekadda Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay dekadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho