Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo la Kulmay Guddiga Ganacsiga & Dhaqaalaha Aqalka sare+Sawirro
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Xayir Maareeye ayaa la kulmay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Golaha Aqalka sare, wuxuuna kala hadlay Dhaqaalaha dalka, Siyaasadda...
Read more











