Sinigal Oo Koobka Aduunka Ugu Hartay Jaalleyaal
Xulka Qaranka dalka Sinigal ayaa isaga haray koobka aduunka kadib markii hal iyo waxba guuldaro ah uu kala kulmay dhigiisa Colombia kulan ka tirsanaa Group-ka H oo labada dal ay...
Read moreXulka Qaranka dalka Sinigal ayaa isaga haray koobka aduunka kadib markii hal iyo waxba guuldaro ah uu kala kulmay dhigiisa Colombia kulan ka tirsanaa Group-ka H oo labada dal ay...
Read moreShirka Golaha Wasiirrada Xukuummada Federaalka Soomaaliya oo maanta uu shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hey’adaha dadka naafada ah oo ay golaha hor-keentay wasaaradda...
Read moreWasiirka Cadaalada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Saldhigga Booliska, Xarunta degmadda Warta Nabadda iyo Xarunta Maxkamadda Degmadaasi, waxaana warbixin uu ka dhageystay...
Read moreGuddoomiyaha golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminyo oo maalintii labaad ku sugan dalka aynu walaalaha nahay ee jamhuuriyadda Djibouti, ayaa booqday...
Read moreCiidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolada Jubbooyinka waxay ku guuleysteen Xoreeynta buundada Araare ee Jubbada Hoose. Buundada Araare, ayaa Nabadiidka Al-shabaab...
Read moreMunaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad Qiimo weyn ugu fadhida Umada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadah Taariikhda dalkeen Soomaaliya Qaaliga ku ah. waxaynaa ka mid tahay maalmaaha...
Read moreQeybta qaliinka ayaa lagu kordhiyay Isbitalka Xoogga Dalka oo dhismihiisa dhawaan la soo geba gebeeyey,iyadoo loogu talagalay in lagu qabto adeegyada Caafimaadka ee muhiimka u ah ciidanka Xoogga Dalka, Madaxweynaha...
Read moreSaraakiisha Ciidanka Booliiska Galmudug ayaa maanta faah faahin ka bixiyay xaalada amniga wadada isku xirta Galkacyo iyo Dhuusa-mareeb kadib markii maalmihii u danbeeyay laga soo sheegayay xaalad Amaan daro oo ka...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Jabuuti Jamhuuriyadda Walaalaha aanu nahay ee Jabuuti. Ujeedada safarka wafdiga guddoomiyaha ayaa...
Read moreHogaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi turkiga,iyada oo la tiriyey codadki doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay ku warramayso...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho