Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ugu baaqay Puntiland iyo Somaliland in ay joojiyaan dagaalada ka dhexeeya
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ugu baaqay Somaliland iyo Puntiland in ay joojiyaan dagaallada, wixii khilaaf ah ee u dhexeeyana ay ku dhammeeyaan...
Read more











