Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo lacag loogu talagalay Gurmadka Fatahaada ku wareejiyay Maamulada degmooyinka Doolow,Baladxaawo iyo Luuq
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Aadan oo maanta gaaray degmada Doolow kana yimid magaalada Muqdisho ayaa maamulada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmooyinka Doolow,Baladxaawo iyo Luuq ku...
Read more











