Horseed Iyo Batroolka Labada Dhinac Guul Waa U Muhiim
Horseed Waxay Dooneysa in horey ay u Socoto Maadama Sadexdii Kulan ee Ugu danbeysay aysay arkin Wax Guul ah halka Batroolka ay ku qasban tahay in ay badiso si ay...
Read moreHorseed Waxay Dooneysa in horey ay u Socoto Maadama Sadexdii Kulan ee Ugu danbeysay aysay arkin Wax Guul ah halka Batroolka ay ku qasban tahay in ay badiso si ay...
Read moreMadbacadda FC Todobadkii la soo dhaafay waxay la ciyaartay kooxd Horseed oo matasha Ciidanka Xooga Todobaadkan waxaa ay Mar kale is hayaan Koox kale oo Ciidamada qalabka Sida matasha Waa...
Read moreKullankan oo uu shir guddoominayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, ayna ka qeybgaleen Wasiirka Maaliyadda H.E. Dr.. Abdirahman Dualeh Beileh, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha...
Read moreTaliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Taliyaha Xabsiga dhexe iyo Saraakiil kale, ayaa maanta mid mid u booqday qolalka ay ku...
Read moreKooxda Kubada cagta Gadiidka ayaa adkaatay kulankeedii labaad ee horyaalka premier league Somalia kulan galabta ay la Ciyaartay kooxda Jenyo. Ciyaarta oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa qaybtii...
Read moreGolaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday qorshe howleedka kala fadhiga saddexaad ee Golaha,iyagoo dhanka kale warbixin ka dhageystay safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali...
Read moreWaxay ahayd maalin la wada xuso Nabada iyo Horumarka Sportiga aduunka oo si isku mid ah looga xuso caalamka oo idil 6 April oo loo asteeyay 1987-kii markii la...
Read moreBerito ayaa waxaa ku wada balan garoonka Wiish kooxaha kubada koleyga ee Wiilasha Heegan Iyo Horseed kuwaasi oo ciyaari doona afar dhamaadka Jeneral Daa,uud. Koox ayaa laga doonaya kama...
Read moreWasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa adeegyo caafimaad u fidisay Dad dan yar ah oo ku sugan xeryaha barakacayaasha ee duleeddada Magaalada Gaalkacyo. Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kaashanaysa hay’adda ,Childbirth...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo marti ku ahaa barnaamijka Dood Furan ee ka baxa Telefeshinka Qaranka ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay maamulkiisa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho