BANAADIR SC OO GUUL GAARTAY.
Kooxda Banaadir Sc ayaa adkaatay Kulan ka tirsan isreeb-reebka tartanka kooxaha Jamacada Carabta oo Soomaaliya qayb ay ka tahay, Kulanka oo ahaa mid xiiso badan ayeey banaadir waxay la ciyaartay...
Read moreKooxda Banaadir Sc ayaa adkaatay Kulan ka tirsan isreeb-reebka tartanka kooxaha Jamacada Carabta oo Soomaaliya qayb ay ka tahay, Kulanka oo ahaa mid xiiso badan ayeey banaadir waxay la ciyaartay...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kediye, ayaa kulan dhiiri gelin ah dalka Djibouti kula qaatay Kooxda...
Read moreRa’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta shir-guddoomiyay shirkii aan caadiga ahayn ee gollaha wasiiradda Soomaaliya, waxaana looga hadlay Xaaladda fatahaada wabiyadda Jubba iyo Shabelle, Anxisinta...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo daah furay wajiga labaad ee Barnaamijka Shaqaaleysiinta Dhalinyarada Gobolka ayaa sheegay in maamulkiisu uu xoogga saari doono...
Read moreJaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa soo dhaweeyay xubno ka mid ah gudiga wacyigalinta taakuladda ciidamadda qaranka Soomaaliyeed. Duuliye Sare Asli Hassan Abade iyo Abdilahi Hosh oo kamid ah...
Read moreTababarkan lagu baranayey sidii loo maarayn lahaa xuduudaha dalka iyo muhaajiriinta soo qulqulayaa oo 3beri kasoconayey bosaso ayaa lasoo gabgabeyey waxaana kafaaiidaystay saraakiil socday dowlada federaalka soomaaliya iyo dowlad goboleedyada...
Read moreWasiirka wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale islow oo ka qeyb galayey shirka caalamiga ah ee looga hadlayey Amniga Soomaaliya ee ka dhacay magaalada Brussels ee Belgium-ka, ayaa...
Read moreRa’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ay yeesheen guddigu oo looga hadlayay howlaha...
Read moreXirirka kubada cagta ee mini Football ayaa saakay u safray ka qayb galka koobka qaramada qarada afrika ee Mini football-ka oo Soomaaliya ay qayb ka tahay. Wafdiga ka baxay muqdisho...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho