Ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa booqday Ciidanka ilaalada Badda. Wuxuu u sheegay Taliyaha Ciidamada ilaalada badda iney sii laba jibaaraan howsha ay shacabka...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada Gobolka, waxana ay ka wada hadleen sidii xal maan-gal ah loogu heli...
Read moreDiyaarad kuwa rakaabka ah oo sidday 60-ruux.ayaa ku dul burburtay deegaanada buuraleyda ah ee bartamaha dalka Iiraan,sida ay ku warameen qalabka warbaahinta. Diyaaradda ayaa ku dhacday buuraha Zagros oo ku...
Read moreCiidamada Dowladda Zimbabwe ayaa Xabsiga dhigay Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Zimbabwe ninka lagu magacaabo livi niyagora kadib markii uu shahaado PHD oo macmal ah u sameeyay xaaska Madaxweynihii hore ee...
Read moreWasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay sharci Wasaaradu kasoo saartay sumadda Gaadiidka....
Read moreGuddoomiye ku xigeenka haay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Aamiin Cabdulle Cismaan ayaa faah faahin ka bixiyay shirkaan oo looga hadlayay Caafimaadka iyo ka warqabida Qaxootiga dalalka ku midaysan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho