War-murtiyeedka Shirka Dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.
War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, kaas uu martigeliyey Madaxweynaha...
Read more











