Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo uu wehliyo Ku-xigeenkiisa koowaad Dr. Muuse Macallim Maxamed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bakar. Safiirka Turkiga...
Read more











