Kalfadhiga Sedaxaad kulankiisa koowaad oo ku furmay 170-Mudane ayaa ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominayay wuxuu mudanayaasha u sheegay in loo soo gudbiyay...
Read moreHay'adda Socdaalka iyo jinsiyadda waxay magaalada Garowe ka hirgelisey dhismaha xarun weyn oo loo diyaariyey in loogu adeego bulshada Soomaliyeed gaar ahaan dadka ku dhaqan deegaanada Puntland. Hay'addu waxay horay...
Read moreWaxaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Lagu Qabtay Barnaamijka Soo Bandhigida Farshaxanka Qarsoon ee Haweenka Naafada Soomaliyeed Barnaamijkaan oo Lagu Soo Bandhigayay Wax qabadka Haweenka Nadafada Soomaaliyeed,ayaa waxaa ka...
Read moreMudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka Dhowrista Gobanimada iyo Midnimada Soomaaliya. xeerkaan ayaa guud ahaan dalka ka mamnuucaya shirkada DP World, taas oo dhowaan maamulka Somaliland...
Read moreQaar kamid ah xildhibaanada haweenka ah ee kujira Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo haween ka kala socday qeybaha bulshada iyo ciidanka qalabka sida ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu sagootinayay...
Read moreDeputy Prime minister of Somalia H.E Mahdi Mohamed Gulled met Indian Prime Minister H.E Narendra Modi in Delhi, India, SONNA reported. Mr. Guled and Mr. Modi discussed enhancing ties between...
Read moreXildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan sida Radio Muqdisho u sheegay Xoghaayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi Buux. Kulanka maanta ayaa xildhibaanada Golaha...
Read moreHowlgalo Balaaran oo lagu baacsanaayo haraadiga maleeshiyadda Alshabaab ayaa ka socdo Deegaanada Gobolka Bakool Taas si looga xoreeyo kooxdaas deeganada ay ku dhuumaaleysanayaan. Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa dhibaato u geysto dadka...
Read moreRa’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleed iyo wafdigiisa oo ku sugnaa Dalka Hindiya ayaa Kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi Hindiya Narendra Modi. Kulanka oo ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho